Madaxweyne Biden oo hanjabaad iyo Digniin isla socota u diray Madaxweynaha Ruushka

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Isniintii sheegay “inay caddahay” in Russia ay ka fakarayso inay hub kiimiko iyo bayoloji ah u adeegsato dagaalka Ukraine, wuxuuna ka digay jawaab “darran” oo Reer Galbeedka ay bixin doonaan haddii ay sidaas sameyso. “Dhabarka ayaa darbiga loo saaray,” ayuu yiri Biden oo ka hadlay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, isaga … Continue reading Madaxweyne Biden oo hanjabaad iyo Digniin isla socota u diray Madaxweynaha Ruushka